Quruxdu waa wax ay ummad weliba oo meel ku nool u yaqaanaan tilmaamo u gaar ah, mana jirto qodobo loo dhanyahay
balse ma ogtahay 
dadka koonfurta Suudaan ay gabadha qurxani uyaqaanaan tan madax xiiran, bushimaha ad adag, aadna u madow. Soomaalida sidey u yaqaanaan quruxda adigu soo qor


Post a Comment

 
Top