Simbaabwi ama Jamhuuriyadda Simbaabwi waa wadan ku yaalo Koonfurta Afrika. wadankaan waxuu xuduud la leeyahay wadamada Musanbiig, Koonfur Afrika iyo Botswana. Wadankaan waxaa soo gumeestay gumeestihii Ingriiska, waxaana markiisa hore la dhihi jiray koonfurrodesiya, waxoona xornimada ka helay 1965ti, waqtigaas waxaa xukunka sii haayay nin cadaan oo beeroleey ah, waxaana ladhihi jiray Ian Smith, waxoona asal ahaan ka soo jeeday ingriiska. xukunkiisa waxoo dhamaaday taariikhda marka ee eheed 1980kii, waa markii wadanka lagu aqoonsaday magaca simbaabwe, waxaana isla markaas xukunka qaaday madaxweynaha hadda ka ah simbaabwe Robert Mugabe. Ninkaan cunsuri oo ku yahay cadaanka ku noolaa dalka simbaabwe, waqtiga oo madaxtinimada qaaday cadaanka woo ka yaraaday wadanka simbaabwe.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Post a Comment