Wuxuuka mid ahaa dadkii ugu caqliga
badnaa qarnigii labaatanaad
Wuxuu bartay hadalka isagoo 4jir ah , akhriskana
wuxuu bartay 7 jirkiisii.
Macalinkiisu wuu ka caban jirey markasta waayo albert-einstein waxba muu fahmi jirin ,
Macalinkiisu wuu ka caban jirey markasta waayo albert-einstein waxba muu fahmi jirin ,
wuxuuna ahaa kali joog
kadibna wuxuu noqday nin kacaan ah ,
wuxuuna ugu caansanaa aqoonyahanadii
wakhtigaas ilaa hada waayo
wuxuu noqday halabuur ay maskadiisa ka soo burqadeen
waxyaabo badanoo
manta dunida laga isticmaalo sida la sheegayna tvyada ayaa ahaa
wixii uu ikhtiraacay
Post a Comment