1.    In shinnidu maalintii ay dhali karto 800 illaa 1500 oo beed.
2.    In shinnida boqortooyo kastaa ka kooban tahay 30,000 illaa 40,000 oo shinni ah.
3.    Ma og tahay in caaggu uu jiri karo 500 oo sanno isagoon wax noqon.
4.    In dadka American-ka ahi ay adduunka haystaan 30.30% oo ah garoomada laga duulo halka Hindidu ay haysato 0.70%.
5.    In tirada macdanta ee la og yahay ay tahay 4,000 halka la isticmaalo 200 oo iyaga ka mid ah.
6.    In isugaynta oogada dhulku uu yahay 197 milyan mile oo isku wareeg ah
7.    In tirada dadka ku dhimatay dhulgariirka china dhexdiisa laga bilaabo 1557 ay kor u dhaaftay 830,000 oo qof
8.    In bulshada adduunka ku nool ay kor u sii korodhay 3.1 million 40kii sano ee u danbeyey
9.    In 4% ay dadku cabbaan sharabka qabow maalintii
10.    In qofka caadiga ah uu qosli karo malintii 5 jeer
11.    In sanad walba 3000 oo kaadhadhka filimada ah laga iibsado dalka hindia
12.    In dadka britishka ah 70% ay dumarkoodu shaqo tagaan
13.    In ay jiraan 10,000 oo  ururada artska ah ay ka jiraan dalka calafornia ay noqotayna meesha ugu artska badan aduunka
14.    In  alfred southwick  uu soo saray fikrada ah in la isticmaalo mareegta laydhka isagoo aha markii hore dhakhtar ilakaha
15.    In  leonardo da vinci uu soo saaray maqaska
16.    In magacii hore ee balabaalista la odhan jiray “flutterby”
17.    In kalmada eglishta ah ee  “dreamt” ay tahay kalmad kaliya e  ku dhamata “mt” luuqada englishta ah
18.    In baranbaradu ay noolaan karto 10 maalmood iyadoo bilaa madax ah
19.    In magalada mexico ay quusto sanadkiiba 10 inches
20.    In maskaxda ay ka firfircoon tahay marka ay hurudo marka ay daawanayso tvga
21.     in alexander graham bell uu ahaa kii u horeyey ee soo saara telefoonka lakiin aanu waliguu kula hadlin.
Source: http://www.weedhsan.com/index.php/qalinleyda-weedhsan/3144-ma-ogtahay-qodobbo-muhiim-u-ah-ogaalkaaga-wq-bahja-maxamed-ducaale

Post a Comment

 
Top