Saxaraha Galbeed Waa maamul ku yaala Galbeedka Afrika waxa uu maamulkani haystaa maamul hoosaad waxa uu markii hore ka mid ahaan jiray boqortooyadaMaroko lakin hada waxa uu haystaa madax banaani xadidan ilaa sanadii 1976 waxana gacanta kuhaysa jabhada looyaqaano Polisario oo dagaal la gashay wadanka maroko shacabka kunool saxaraha galbeed waxa ay rabaan ictiraaf iyo madaxbanaani buuxda. saxaraha galbeed maamulka saxaraha galbeed waxa uu xubin kayahay Midowga afrika . waxa la ogsoonyahay in midawga afrika aykabaxaday dawlada maroko kadib markii maamulka saxaraha galbeed lasiiyay xubin joogto aha, saxaraha galbeed waxa uu qayb ka ahaa dhulkii ay gumaysanjirtay boqortooyadii isbayn

Post a Comment

 
Top