
Qofka ubaxa loo geeyay maantay oo dhan weey carafsataa, fiirsataa marba meel u jeedisaa, khaas ahaan kuwooda aan aheeyn sameeyska micnaha u baahan in la waraabiyo ayaa si daran oo qofka micno ugu sameeyn karo, maxaayeelay qolkiisa jiifka ama fadhigiisa ayuu dhinac ka dhigaa, subax kasta markuu soo kacana waraabiyaa, si uusan ugu dhimanin ubaxaan quruxdiisa iyo micnahiisa asiga/ayada ka weeynyihiin. Adiga oo ah soo diranaha waad fahmi kartaa, markii ubaxaas qofkaan indhahiisa ku dhaco adiga ayuuba kuu moodaa.
Post a Comment
Click to see the code!
To insert emoticon you must added at least one space before the code.