In aad wax u soo gadid qofka aad jeceshahay, waa wax muhiim ah, waana lagaaga baahanyahay, oo qofka in aad wax siisid waa wax weeyn oo wanaaga iyo jaceylkaaga ka turjumaa. Taas waxaa ku tusi karo xadiiskii Rasuulka S.C.W oo nagula dardarmaayay in aan wax isku hadiyeeyno si aan isku jeclaano, oo hadiyado jaceylka ayeey saaidisaa markasta. Looma baahno in hadiyado qaali ahaato,

Waxeey noqon kartaa waxa wax ugu yar, ugu raqiisan, laakiin muhiimku waa in aad sheegtid in waxaan yihiin HADIYAD. Intaas waxaa dheer in aad hadiyadu gaar ah keentid maalmaha qaas u ah bulshada muslimka ah, iyo kuwiina adinka famil ahaan qaaska idinku ah. Hadii ay tahay ayada/asiga hilmaamay oo ka mashquulay waa in aad adiga soo xasuusid, oo aadna ka sugin qofka kale markasta. 


25 Apr 2014

Post a Comment

:) :)) ;(( :-) =)) ;( ;-( :d :-d @-) :p :o :>) (o) [-( :-? (p) :-s (m) 8-) :-t :-b b-( :-# =p~ $-) (b) (f) x-) (k) (h) (c) cheer
Click to see the code!
To insert emoticon you must added at least one space before the code.

 
Top
Loading...