Tunisia waxay ku taallaa Waqooyiga qaaradda Afrika, Magaala madaxda Tunisia waa Tunis.Dhanka barai iyo Waqooyiba waxa kaxigaBada Dhexe.Dhinaca Galbeed waxa uu xuduud kala wadaagaa wadanka Aljeeriya,waqooyi galbeedna wadanka Liibiya,wadanka Tunisiya waxa uu kufadhiyaa dhul gaadhaya 162.155 KLm oo iskuwareeg ah,waxa %30 dhulka Tunisya mara Saxaarawayn. wadanka Tunisya waxa uu dawr aad iyo aad u ween kaqaatay taariikhaiihii hore,xiliyadii ay katalinjireen qowmiyadaha sida Dadka Berberiga iyo shacabkii lagumagacaabijiray Qrdaajiyiinta.xiligaas wadanka Tunis waxa lagu magacaabi jiray Gobolka Afrika oo waxa ay kamid ahayd xukunkii Roomanka,xiligaas waxaa kadhacay wadanka Tunisya dagaalo dhaxmaray Qardaajiyiinta iyo Roomaanka dagaaldaas oo lasheegay in ay yihiin qaar kamida dagaaladii ugu caansanii xiliyidii hore.Islaamku waxa uu wadanka Tunis gaadhay Qarnigii todobaad kadib markii ay islaamku wadankan qabsadeen waxa ay dhiseen magaalda caanka ah ee lagau magacaabo Qiirwaan. waana magaaladii ugu horeesay ee islaamiya ee lagadhiso waqooyigaAfrika.wadanka Tunisiya waxa gumaystay Farnsiiska.gumaysiga farnsiisu waxa uu bilaabmay sanadkii 1881,waxaanuu wadnkanai madax banaanaaday sanadii 1957 waxaa noqday madaxwaynihii ugu horeeyay ee Tunisya yeelato.Xabiib Borqeeba.Waxa uu xukunka hayay ilaa sanadkii 1987 markaas oo uu xukunka wareejiyay sabao caafimaad awgood waxa talada qabtay Sayn Al-Cabidiin Bin Cali oo hayah talada ilaa shacabku ayay kacdoon talada kaga rideen bilawgii 2011.

Post a Comment

 
Top