Sacuudi Carabiya ama Boqortooyada Sacuudi Carabiya (Af-Carabiالمملكة العربية السعودية ) waa wadan weyn oo ku yaalo qaarada Aasiya, gaar ahaan mandiqada bariga dhexe. waxeena xad lawadagtaa, wadamadaCiraaqUrdunKuweeytQatarBaxraynYemen iyo Imaaraatka carabta. Waxaa kale oo xad lawadaagaa Gacanka faarisiga, oo kaga dhegen dhinaca Woqooyi Bari iyo Baddacas oo Galbeedka ka xigta. Dadka degan sacuudi carabiya waxee gaaraayaan, in ka badan 27 miliyan oo qof, wadanka weeninkiisa neh waa 2,149,690 km2. sacuudiga waxaa xakumo boqotooyo,

Wadanka Sacuudi carabiya waxaa sameeyay nin la dhihi jiray
Cabdul Casiis al Sacuudi sanadka marka oo ahaa 1902. sanadka marka oo ahaa 1932ii waxoo loo ogolaaday boqortinimada asiga iyo eheladiisa ayaga oo degan magaalada Riyaadh. wadanka sacuudi carabiya waa wadanka aduunka ugu saliid soo saarka badan, ayaga oo 90% wax soo saarkooda oo yahay saliida ceeriinka ah. wadanka saliida waxoo ka helaa dhaqaale aad u xoogan, oo 75% daboosho dhaqaalaha wadanka dhan helo. Sacuudi Carabiya waa wadan oo ka jiri xornimo, dhameystiran qofkii sharciga u hogaansama

Post a Comment

 
Top