Midowga Jamuuriyadda Tansaaniya (English: United Republic of Tanzania) waa dal madax banaan oo ku yaal bariga Afrika. Tansaaniya waxey xuduud la wadaagtaa wadamada KenyaUgaandhaBurundiRuwandaSaambiya,MusaanbiiqMalaawi iyo Saa'iir. Tansaaniya waa labo wadan oo isku tagey. Magacana waxaa laga keeney sadexda xaraf ee ugu horeeya wadan walba (English: Tanganyika en Zanzibar). Magaalo madaxda Tansaaniya waa Dar es Salaam

Post a Comment

 
Top