Waxa marka hore wanagsan inu Aabaha ubadkisa u doorto Hooyo wanagsan iska jir walalkeygiyow inaad qurux ku doorato quruxi wax ma tarto, walalkeygiyow ku daaro diinteda hooyada wanagsan ee illahay ka cabsanaysa diintedana ku dhaqmeysa adiga iyo ubadkagaba way idindhaqanaysa tasi shaki kuma jiro..Wa inaad illahay subxanahu watacaala ka barida inu ku siyo ubad wanaagsan oo salixa ah kuna toosiyo hadi u allah subxanahu watacala ka siyo zawjadada ubad u buxi magacyada uu Allah subxannahu watacala ugu jecel yahay ...
Walashaydi Hooyada ahaydey Ubadku wa Ubaxa so kacaya ubaxa hadaadsifican u beerto oo biyaha sifican ugu warabiso si qurxoon ayu u baxaa hadaad malin ka iloowdo biyaha wa jajabaya oo qaloocsama biyo la aan ubaxu ma baxo marka walashaydiyey ubadkuna wa sidaso kale intay yar yihin ku dadaal inaad barto ixtiramka waliidkooda towxiidka takbiirka ku saliga nabiga salalahu calayhi wasalaam malinba in yar bar salaada,soonka,iyo macnaha aduun, akhiro, iwm..

� Walashaydi Hooyada ahaydey,Gabadhahada inta ay yar tahay ku barbari inaad u xirdhto(XIJAAB)u sheeg in allah subxannahu watacaala ku amreygabadhaha Muslimiinta ah inay jirkoga oo dhan astuuran bar gabadhahada Xishoodka quraanka kariimka salaada soonka, jimco walba gee masajiidka , isku day inaad gabadhtada ka samaysado kalsooni hadaad ka sameysadokalsooni gabadhada waxad noqoneysan saxiib oo sirteda kama qariso haday wiil la sheekeysado ha u didiin ee ka eeg wiilka ay la socoto inay u qalanto gabadhadu u sheeg gabadhaada nin aan diintisa ku dhaqmeyniin inudhaqanayniin u sheeg ninkey guursanayso inay ku raacdo akhalaqdisa iyo diintisa, ha waydin gabadhtada wiilkay la socodo qabilkisa ka ilaali qabayalada iyo qabil inay bartan caruurtadu u sheeg in Muslimiinta oo dhan walalo yihiin...Walashaydiyeey ku barbari caruurtada inay is ixitiraman oo wanaag iskula dhaqman dariskana kula dhaqman iyo qarabada ku dadaal inaad caruurta barto sida loo tukado iyo ku khushuciida salaada iyo cabsida allah..Saygaagu ha kugu faarxo oo qeyrkisa ha kugu faano walashaydiyeey...
Waxa jirto gabadh walasheen oo hooyo somaliyeed ah gabadheeda wa saxibo isku siir ah waxba kama qariso hooyaded waxay iskolka kala kulanto ayey u sheegta iyo waxay bananka kuso aragto markan waydiyeey hooyadagabadhtan oo aan ka yabay sida gabadheedan yar hooyadeed sirteda ugu sheegeyso ee ugu kalsoon tahay ayeey i sheegtey inay iyadu ka samaysatay waxay tidhi caruurta hadi la dilo oo la canaanto way kasi daraan oo kugu madax adkadan...Marka walashaydi hooyada aheydey isku day inaad fahanto ubadkaga..
Allah subxannahu watacaala waxan ka baryaya inu waalidiinta ubadkoga u toosiyo Amiiin Amiiin Amiiin
Waxan saxay xaga allah ayey ka ahatay waxan qaldayna naf iyo shaytan ayey ka ahatay
Source :: Khadija home
Source :: Khadija home
Post a Comment
Click to see the code!
To insert emoticon you must added at least one space before the code.