Farxadda weyn inteeda badani waxay ku dhex jirtaa qofka laftiisa. Waa xasillooni ama degganaan ay nafta iyo qalbigu dareemaan
Farxaddu waa iimaan, degganaan, xasillooni iyo qanacsanaan uu qofku dareemo. Ma aha wax ku xidhan in uu qofku lacag badan helo ama uu noqdo mid caan ah oo ay dad badani magaciisa iyo muuqaalkiisa garanayaan.sida fanaanka ama fanaanada
intaas wixii ka badan akhri qisada fanaankii weynee Cat steven hadana ah Yusuf islaam wuxuu ku qorey buugiisa fanaanimadiisii caan baxday iyo siduu farxada u raadin jirey iyo hada wuxuu yahay oo uu ku helay farxada wuxuuna hada yahay daaci islaami ah

Post a Comment

 
Top