Jacaylku waa wax jira mana noqon karo maalin qura,wuxuu dhex maraa wiil iyo gabadh
Jacaylku waa shay qaali ah oo ay ku dhisan tahay jiritaanka nolosheena, jacaylka anagaa u bahan isaga nooma baahna
Jacayl kastaa waa kii dhamaada ilaa labadii Allah dartiisa isku jeclaatey mooyaane.
Post a Comment