Hooyo waxay caloosha inagu siday 9 bilood oo u dhigma ama kaga cuslaa 9 sanadood, waxay la dhibtootay uurkii iyo umishii waxayna ina nuujisay 2sano oo dhan inta aynu yarayn markasta oo aynu xanuunsano habeen iyo maalin way inoo soo jeedi jirtay

Post a Comment

 
Top