Cabdillahi Ibnu Mascuud RC wuxuu yidhi ` 
Dhulka ayuu Nebigii CSW ka jeexay xariiq toosan, dabeetana labadii dhinac ama jaanib ee xariiqaas toosana wuxuu ka kala jeexay faraaro yar yar oo asaga ka baydh baydha.

Intaas ka dibna xariiqii toosnaa ayuu farta noogu fiiqay kolkaasuu ydihi ` Waa kaaa dariiqii ILaahay, kuwaas yar yar ee ka leexdaana waa wadiiqooyin, mid kastana shaydaan baa taagan, dadka uugu baaqaaya, oo halkan soo marada haya

Post a Comment

 
Top