'Dalka jamhuuriyada Togo. Dalka Togo waxa uu kamid yahay wadamada qaarada Afrika gaar ahaan kuwa ku yaala dhinaca galbeed ee kusii jeeda badwaynta Atlantiga. Dalka Togo wadamada xuduudaha la wadaaga waxa kamid ah Benin iyo Ghana, dhinaca koonfureedna waxa kaga taxan bada Atlantiga. Caasamida dalka waxa layidhaa Lome, waxana ay ku talaa xeebta koonfureed. Bedka: Bedka dhulka dalka Togo waxa lagu qiyaasaa 21,924.81, oo (mayl laba jibaaran) una dhiganta 56,785.00, oo (kiiloo mitir laba jibaaran). Baaxada dhulka uu ku fadhiyo dalka Togo waxa lagu qiyaasaa ku dhawaad bobolka (Virginia) ee dalka Maraykanka.

Post a Comment

 
Top